![]() |
![]() |
|
|
|
| |
|
|||
| |
|
|||
![]() |
|
|||
|
![]() |
|||
![]() |
|
|||
![]() |
|
|||
|
|
SAMA News Nov 04, 2008 Somalida gobolka Minnesota oo u qul quleeysa meelaha lagu wooteeyo waxaana aad ujooga subaxdii hore dadka waaweyn ee Soomaaliyeed. Hadii aay ka warbixiso Ururka Saxaafada ee Madax banaan ee ka jira Cariga Mareeykanka lana yiraahdo Somali American Media Association (SAMA) qeybta TV'ga ayaa u kuuragalay iney ugu horeeyaan dadka waaweyn marka meelaha ama Golayaasha Woodka aanu soo kormeernay. SAMA TV oo warbixino ka soo sameeyey hadana ku
guda jiro warbixintaasi ayaa waxaa ay arkeeen ama indhihiina ka arki kartaan
Sawirada aanu ka soo qaadnay ineey dadka waaweyn ay ku soo jarmaadeen meelaha
dadku ay ku dhiibanayaan Woodkooda ama Codeeyntooda. Waxaa markey ahayd saacadu 9:50 Am ayaa waxaa
wooteeyey 314 qof waxaa halkaas kaaga muuqda in dad badani ay usoo kalaheyn
wooteynta ama Codeeynta ka socota Cariga mareeykanka waxaana ay ka taagan yihiin
qof walibana saameysay dhaqaale xumida ka taagan dalka mareeykanka oo waxay
leeyihiin waxaanu ubaahanahay Change kaaso oo ah
mid keeni kara soo celinta waxa dalkaan lagu yihiin oo ah iney helaan dadka laga
badan yahay Xuquuq iyo Dhaqaale layimaada (American Dream).
Waxaanu soo saaridoonaa video dadka anagoo wareeysaneyno waa jaaliyadda Soomaaliyeed oo degan gobolka Minnesota iyo meelaha Codeeynta ale haduu idmo lasocda adinkoo kala soconaya shabakada Ururka Madaxbanaan ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareeykanka Somali American Media Association (SAMA).
Iskudubaride
Codeeyntii dhacday 2006
More Pictures 2006 Please Click here to view Daawo Masawiradii Dadka Codeeynayey Kala soo xiriir Somali American Media Assocation (SAMA) Contact us: P.o.Box:
580542 |